VIDEO: Kooxda dab-damiska degmadda Goldogob oo damiyay dab ka kacay dhul-daaqsimeed (Sawirro)

Kooxda dab-demiska degmada Galdogob ayaa gurmad ay sameeyeen ku guulaystay iney demiyaan gubato ama dab ka kacay dhul daaq-simeed balaaran oo ku yaalla miyiga deegaanno hoos taga dowlad- deegaanka, xoolo dhaqato ka wal walsanaa in dabku dhul badan baabi`iyo ayaa qaylo dhaan soo gaar siiyay kooxda dab demiska degmada Galdogob ee gobalka Mudug.

Idilnews