Puntland iyo EUCAP oo ka wada hadlay Amniga iyo Colaada (Sawirro)

Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta, Horumarinta Dhaqaalaha iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Abdiqafar Hange oo wuu weheliyo Agaasimaha guud ee wasaarada qorshayntu SharmaNaleye ayaa saaka kulan la yeeshay madaxa EUCAP Mudane Machael Bjerring kulankaas oo daaranaa dar-dar galinta Qorshayaasha dowladda Puntland ee amniga iyo cadaalada .

Wasiir Xaange iyo Machael ayaa ka wada hadlay sidii loo hormarin lahaa mashaariicda ay ka taageerto EUCAP dowlada Puntland sida Amniga iyo Cadaalada.