Ra’iisul Wasaare Rooble oo la kulmay Siyaasiyiinta Jubbaland ee kasoo jeeda Gedo (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Xil-gaarsiinta ah ee DFS  Maxamed Xuseen Rooble, ayaa kula kulmay magaalada Kismaayo qaar ka mid ah siyaasiyiinta Jubaland ee ka soo jeeda Gobolka Gedo.

Kulanka ayaa looga hadlayay sidii Cal looga gaari lahaa khilaafaadka Gobalka Gedo iyo colaada Gobalkaas uu ka abuuray Madaxweynaha muddo-xileedkiisu dhamaaday ee DFS Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Kulanka ayaana qeyb ka ah dadaallada Ra’iisul Wasaaraha ee  dib u heshiinta Gedo.

Idilnews