VIDEO: Maxaa looga hadlay kulanka Golaha Wasiirada Puntland ? (Sawirro)

Ku-simaha Madaxweynaha Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Ahmed E. Osman Karaash, ayaa maanta Shir-guddoomiyay Shirka khamiislaha ah ee Golaha Wariirada Puntland.

Kulanka ayaa todobaadkan looga hadlay Amniga, Maamul Wanaaga, Xaalada Degmooyinka iyo Dhismaha goleyaasha deegaanka ee Puntland iyo qodobo kale. Madaxweyne Karaash ayaana faray Golaha Wasiirada inay dardar-geliyaan shaqooyinka Dowladda.

Idilnews