Axmed Madoobe “Xiriirka DFS iyo D/Gobaleedyada oo bata wuxuu horseedi guul” (VIDEO)

Madaxweynaha Jubbaland H.E Ahmed Mohamed Islaam, oo saxaafadda kula hadlayay magaalada Kismaayo ayaa uga mahad-celiyay Ra’iisul Wasaare Mohamed Hussein Roble socdaalka maalmaha qaatay ee uu ku tagay Kismaayo.

Madaxweyne Ahmed Mohamed Islaam ayaa sheegay in wada-shaqeyn iyo xiriir dhow oo dhexmara DFS iyo Dowlad Gobaleedyada uu guulo u horseedi karo Dalka.

“Hadii Dowladda dhexe iyo Dowlad Gobaleedyada mar walba xiriirkooda iyo wada socodkoodu bato waxaa la gaaraya guulo badan” ayuu yiri Madaxweynaha Jubbaland Ahmed Mohamed Islaam.