Midowga Musharixiinta oo la kulmay Guddiga hirgalinta Doorashooyinka (Sawirro)

Midowga Musharixiinta Madaxweynaha DFS ayaa kulan kula yeeshay Hotelka Jazeera ee magaalada Muqdisho Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal 2020-2021.

Kulanka oo ay ka qeybgaleen xubno ay kamid yihiin Madaxweynihii hore ee DFS Hassan Sheikh Mohamud iyo Ra’iisul Wasaarihii hore Hassan Ali Khaire, ayaa looga hadlay arimaha doorashooyinka.

Idilnews