Wasiirka Duulista Hawada Puntland oo ka hadlay Hormarinta Garoomada Puntland (WAREYSI)

Wasiirka Wasaaradda Duulista Hawada iyo Garoomada Dowladda Puntland Hon Ilyas Osman Lugatoor, oo wareysi siiyey Idil Television ayaa ka warbixiyay Hormarinta Garoomada Puntland, gaar ahaan garoomada Garoowe, Boosaaso, iyo Gaalkacyo, iyo shirkadaha caalamiga ah ee lagu wareejiyay garoomada Boosaaso iyo Garoowe.

Halkaan Hoose ka Daawo Wareysiga oo dhameystiran.