Xasan Sheekh “4-tii sanno ee Farmaajo waxaa dhacay Musuq-maasuqii ugu badnaa” (VIDEO)

Madaxweynihii hore ee DFS Xasan Sheekh Maxamuud, oo wareysi siinayay Goobjoog TV ayaa sheegay in 4 sanno ee uu Dalka ka talinayay Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu dhacay Musuq-maasuq ugu badnaa Abid.

“Farmaajo afartii sanno uu dalka hogaaminayay Musuq-Maasuqa wuxuu gaaray heerkii ugu badnaa abid ee taariikhd Dowladnimada Soomaaliya” ayuu yiri Xasan Sheekh Maxamuud.