Guddiyada Doorashooyinka oo bilaabay inay kala aadan Dowlad Gobaleedyada

Guddiga doorashada heer Dowlad Goboleed ee Koofur Galbeed ayaa maanta dib ugu magaalada Baydhabo, kuwaasoo la filayo inay howl bilaabaan.

Sidoo kale Waxaa gaaray magaalada Kismaayo saddexdii xubnood ee Guddiga Doorashada heer Dowlad Goboleed ee Jubbaland, kuwaasoo laga soo magacaabay Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha.

Idilnews

About the Author

Jibril Qoobey
(ISBITALKA )GMC- HOSPITAL DHAGACADE. Kabilowdey Qaliimo losamenayo Qaar Kamidah Ciidanka ku Xaraysan Xerada General Carays ee Deegaanka Godod. Qaliinada Losamenayo Ciidanka waxa iska Kashanaya Musharax Duqa Dagmada Galkacyo Cawil Cabdile iyo (ISBITALKA )GMC- HOSPITAL. DHAGACADE. Waxa Qaliinada Fulinaya .Dhaqatirta kala Ah. DR Maizid iyo DR Cabdale Horeeye. Qaliinadan manta kabilowdey Isbitalka GMC HOSPITAL DHAGACADE . Waxa Goobjoog ka ahaa musharax Duqa Dagmada gaalkacyo mudane Cawil Cabdile iyo sido kale Taliyaha Ciidanka Darawiishta gobolada mudug iyo Ceyn ee Puntland mudane Sharmake shiikh doon iyo . Agasimaha Isbitaalka GMC- mudane Maxamed Cabdirisaaq warsame iyo masuuliyen kale.