XOG: Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland oo wajahaya dagaal siyaasadeed oo uusan fileyn

Kadib markay la xumaatay wax ka badalkii xeer hoosaadka Baarlamaanka Abwaan Jibril waxuu hada olalaynayaa Mooshin lagu laalayo wax ka badalkaas oo Xildhibaanadu keenaan..

Sida aan xogta ku helay fariin adag oo uga timid Madaxweynaha Abwaan Jibril waxay ku keentay hurdo la’aan.

Dhoobo 34-Cod laguma ridin ee 49-Cod baa lagu tuuray,sidoo kale hadii loo baahdo 54-Cod waa la heli karaa.

Dastuurku wuxuu u ogol yahay 3-hay’adood oo kaliya in ay 44-ku waayi karaan Xasaanadooda,kuwaasoo kala..

Madaxweynaha.

M-xigeenka

Xafiiska difaacaha Xuquuqul insaanka.

Abwaan Jibril waxuu ka carooday Seneter uu wato oo Madaxweynuhu utixgelin waayay,sida ilo muhiim ah xaqiijinayaan.

Si kastaba ha ahaatee Abwaanka iyo raga hawsha kula jiray waxay si fudayd iyo khibrad yari Siyaasadeed ah ku galeen dagaal ay og yihiin in looga adkaanayo.

Jibril Qoobey.