VIDEO: Guddiga kor-joogteynta doorashooyinka Soomaaliya oo looga dhawaaqay Garoowe

Guddiga kor-joogteynta doorashooyinka Soomaaliya ee Bulshada Rayidka ah ayaa maanta looga dhawaaqay magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland, Waxaana ka munaasabadda daah-furka ka qeybgalay Masuuliyiin katirsan Puntland iyo xubno kale.