VIDEO: Xagee ku dambeeyay khilaafkii Waxbarashada ee DFS iyo Puntland ?

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada & Tacliinta Sare Ee Puntland Mudane CabdullaahiMaxamed Xasan, ayaa sheegay in uu dhamaaday khilaafkii mudada jiray ee u dhexeeyay Wasaaradaha Waxbarashada DFS iyo Puntland, kaas oo ku aadanaa shahaadada dugsiga Sare ee heer Federaal.

Idilnews