Wasiir Carab “Waxaan isku heysanaa xoolo gaalo leedahay” (VIDEO)

Wasiirka Waxbarashada Xukuumadda xil-gaarsiinta ah ee DFS Cabdullaahi Abuukar Carab, oo ka hadlayay Shirka Hormarinta Waxbarashada Soomaaliya ee ka socda magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland, ayaa sheegay in khilaafyada dhanka waxbarashada ee dalka ka jira iyo kuwa kelaba ay salka ku hayaan dhaqaalaha Besha caalamku ay siiso Soomaalida, si loogu adeego bulshada.

Idilnews

About the Author

Jibril Qoobey
(ISBITALKA )GMC- HOSPITAL DHAGACADE. Kabilowdey Qaliimo losamenayo Qaar Kamidah Ciidanka ku Xaraysan Xerada General Carays ee Deegaanka Godod. Qaliinada Losamenayo Ciidanka waxa iska Kashanaya Musharax Duqa Dagmada Galkacyo Cawil Cabdile iyo (ISBITALKA )GMC- HOSPITAL. DHAGACADE. Waxa Qaliinada Fulinaya .Dhaqatirta kala Ah. DR Maizid iyo DR Cabdale Horeeye. Qaliinadan manta kabilowdey Isbitalka GMC HOSPITAL DHAGACADE . Waxa Goobjoog ka ahaa musharax Duqa Dagmada gaalkacyo mudane Cawil Cabdile iyo sido kale Taliyaha Ciidanka Darawiishta gobolada mudug iyo Ceyn ee Puntland mudane Sharmake shiikh doon iyo . Agasimaha Isbitaalka GMC- mudane Maxamed Cabdirisaaq warsame iyo masuuliyen kale.