Doorashada kuraasta Xildhibaanada Gobalada Waqooyi oo laga digay in la Boobo (VIDEO)

Wasiirkii hore ee Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya kana mid ah Xildhibaannada Golaha Shacabka Maxamed Cabdi Xayir ( Maareeye)  ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya & dowlad Goboleedyada ay ku heshiiyeen in la boobo kuraasta Gobolada waqooyi ee Soomaliland.

Maareeya ayaa si cad u sheegay in shirkii heshiiska looga garay arrimaha doorashoyinka ay aheyd inay ka qeyb galaan siyaasiyiinta Gobolada Waqooyi balse loo diiday, taasina ay keentay in siyaasiyiin qaarkood ay dib ugu laabtaan degaannada Somaliland.

Wasiirkii hore ee Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye)  waxaa uu sheegay in sida hadda wax lagu wado ay buuq u keeni karto doorashada.

About the Author

Jibril Qoobey
(ISBITALKA )GMC- HOSPITAL DHAGACADE. Kabilowdey Qaliimo losamenayo Qaar Kamidah Ciidanka ku Xaraysan Xerada General Carays ee Deegaanka Godod. Qaliinada Losamenayo Ciidanka waxa iska Kashanaya Musharax Duqa Dagmada Galkacyo Cawil Cabdile iyo (ISBITALKA )GMC- HOSPITAL. DHAGACADE. Waxa Qaliinada Fulinaya .Dhaqatirta kala Ah. DR Maizid iyo DR Cabdale Horeeye. Qaliinadan manta kabilowdey Isbitalka GMC HOSPITAL DHAGACADE . Waxa Goobjoog ka ahaa musharax Duqa Dagmada gaalkacyo mudane Cawil Cabdile iyo sido kale Taliyaha Ciidanka Darawiishta gobolada mudug iyo Ceyn ee Puntland mudane Sharmake shiikh doon iyo . Agasimaha Isbitaalka GMC- mudane Maxamed Cabdirisaaq warsame iyo masuuliyen kale.