Jubbaland oo amar adag dul-dhigtay ganacsatada deegaanadeeda (Akhriso) Posted By: Jibril Qoobey July 14, 2021 Wasaaradda ganacsiga iyo wershedaha Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa fartay dhammaan ganacsatada Jubbaland inay u hoggaansamaan shuruucda wasaaradda islamarkaana ay qaataan ruqsadda ay wasaaraddu bixiso. Share this:TwitterFacebook