VIDEO: Maxaa looga hadlay Shirka Golaha Wasiirada Puntland ee maanta ? (Sawirro)

Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka, Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa maanta Shir-guddoomiyay Shirka Golaha Wasiirada Puntland ee khamiislaha ah.

Shirka ayaa todobaadkan looga hadlay Amniga, horumarinta Garoomada diyaaradaha, Imtixaanaadka Shahaadiga ah iyo qodobo kale.