VIDEO: Maxay ku heshiiyeen Wasaaradaha Waxbarashada DFS iyo Dowlad Gobaleedyada ?

Wasiirada Waxbarashada Dowladda Federaalka Soomaaliya, Dowlad Gobaleedyada iyo Gobalka Banaadir oo Shir looga hadlayay Hormarinta Waxbarashada Soomaaliya uu maalmo uga socday magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntland ayaa kala saxiixday Is-afgarad, kaas oo ka kooban 4 qodob.

Maxamed Caabi Xasan, Agaasimaha Wasaaradda Waxbarashada Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa faah-faahin ka bixiyay Is-afgaradka Wasaaradaha Waxbarashada dalka.

Idilnews