Wasiirka Amniga Puntland oo ka hadlay Howlgalada NAB ee Buuraleyda Cal-miskaad (VIDEO) Posted By: Jibril Qoobey July 15, 2021 Wasiirka Amniga dawladda Puntland Cabdisamed Maxamed Gallan ayaa ka warbixiyey dagaal dhimasho iyo dhaawac loogu geystay kooxaha argagixisada ee ku dhuumaleysanaya buuraha Calmiskaad iyo Caalmadow. Share this:FacebookX