Ciidanka PSF Puntland oo baahiyay dilka miinaystaal katirsan Daacish (VIDEO)

Ciidammada PSF-ta Dowladda Puntland ayaa baahiyay muuqaalka Qarax Miino oo kooxda Daacish, ay ku aastay buuraleyda Gobalka Bari, kaas oo lala beegsaday mid kamid ah Gaadiidka Ciidanka.

Sidoo kale, Muuqaalka ay baahisay PSF ayaa muujinaya toogashada Ciidanku ay u geysteen Miinaystaal iyo Muuqaal Duubayaal katirsan Daacish.

Idilnews