Mustafe Cagjar oo sheegay inay Ciidanka Liyuu Booliska uu u dirayo Gobalka Tigray (VIDEO)

Madaxweynaha Deegaanka Soomaalida Mustafe Cumar ayaa si rasmi ah u shaaciyey in Deegaanka Soomaaliyeed ciidamo u dirayo dagaalka ka socda deegaanka Amxaarada, si looga hor tago kooxda TPLF.