Video:-Farxiyo X.Xanaf oo si weyn Garowe loogu soo dhaweeyay

Farxiya Xuseen Xanaf oo u sharraxan xubin Aqalka sare ah oo ay tartan ugu jiraan siyaasiyiin xilal kasoo qabtay Puntland iyo Federaalka ayaa soo dhawayn loogu sameeyey Garoowe,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka