Axmed Madoobe oo magacaabaya Maamulka Garbahaarey (VIDEO)

Madaxweynaha Jubaland, Axmed Maxamed Islaam, ayaa lagu waramay in lagu wareejiyay magacyada musharaxiinta Maamulka Garbahaarey ee Xarunta Gobalka Gado.