Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dilmuquraadiyeynta Dowladda Puntland Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad, oo saxaafadda kula hadlayay magaalada Garbahaarey ee Gobalka Gedo ayaa sheegay inay guul ugu soo dhamaadeen kulamada looga hadlayay u gogol xaarka u jiheyn Doorashooyinka Dalka.
Wasiir Dhabancad oo ka hadlay xal u helida khilaafka Gobalka Gedo (VIDEO)
