Puntland oo fasaxay shaqaalaha munaasabadda ciidul-adxaa awgeed

Wasaaradda Shaqada, shaqaalaha, Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Dowladda Puntland ayaa ku dhawaaqday in la fasaxay shaqaalaha Dowladda labada maalmood ee soo socota, munaasabadda ciidul-adxaa awgeed.