VIDEO: Dhaq-dhaqaaqa xooggan oo laga dareemayo Suuqa xoolaha ee Gaalkacyo (Sawirro)

Exif_JPEG_420

Dhaq-dhaqaaq aad u Sareeya ayaa laga dareemayaa saylada Xoolaha ee Magaalada Galkacyo gaar,ahaan kan lagu iibiyo ariga, madaama ay beri tahay ciidul adxaa sida ay inoo shegeen  ganacsada xoolaha galkacyo.

Sidoo kale qaar kamid ah dilaaleyda suuqa Ariga ee Galkacyo ayaa Aritaasi ka hadlay, iyagoo tilmaamay in iidka xoolaha uu aad uga hooseeyo sidii lagu yaqaanay cidiihii hore islamarkaasna qiimaha Ariga ayaa Gacanta hore ah $ 95-Halka gacan danbe uu yahay $75-dolar.

Ciidan ayaa ah ciidul Adxaa oo dadka xujayda ah ku sugan Xaramka Makka oo gudanaya waajibaadkaas mooyee islaamka intiisa kale waxaa suno Ku ah inay gooyracayaan ruuxii awooda sida Ku cad Axadiista Nabige.

Sikastaba Hanoqotee Ciidul Adaxaa Ayaa kusoo beegmaysa, iyadoo aysan shaqaynin lacagta shilinka soomaaliga guud ahaan degaanada maamulada galmudug iyo puntland islamarkaasna La isticmaalayo lacagaha la isugu diro Mobile-ka

Idilnews

About the Author

Jibril Qoobey
(ISBITALKA )GMC- HOSPITAL DHAGACADE. Kabilowdey Qaliimo losamenayo Qaar Kamidah Ciidanka ku Xaraysan Xerada General Carays ee Deegaanka Godod. Qaliinada Losamenayo Ciidanka waxa iska Kashanaya Musharax Duqa Dagmada Galkacyo Cawil Cabdile iyo (ISBITALKA )GMC- HOSPITAL. DHAGACADE. Waxa Qaliinada Fulinaya .Dhaqatirta kala Ah. DR Maizid iyo DR Cabdale Horeeye. Qaliinadan manta kabilowdey Isbitalka GMC HOSPITAL DHAGACADE . Waxa Goobjoog ka ahaa musharax Duqa Dagmada gaalkacyo mudane Cawil Cabdile iyo sido kale Taliyaha Ciidanka Darawiishta gobolada mudug iyo Ceyn ee Puntland mudane Sharmake shiikh doon iyo . Agasimaha Isbitaalka GMC- mudane Maxamed Cabdirisaaq warsame iyo masuuliyen kale.