Ciid Mubarak dhamaan saaxiibada Warbaahinta Idilnews/Tv (VIDEO)

Dhamaan shaqaalaha Idilnews iyo Idil Television waxay la qeybsanayaan Ummada Soomaaliyeed iyo guud ahaan Maslimiinta dunida, dabaal-dega Munaasabadda Ciidul-adxaa, si gaar ah hambalyada Ciida waxaan la qeybsanaynaa Akhritayaasha iyo Daawadayaasheena, meel walba oo ay dunida ka joogaan.

Idilnews