Salaada Ciidul-adxaa oo si weyn looga tukaday degmadda Burtinle (VIDEO) Posted By: Jibril Qoobey July 20, 2021 Boqolaal kamid ah shacabka Degmada Burtinle ee Gobolka Nugaal oo isugu soo baxay munaasabadda Ciidul-adxaa. Share this:TwitterFacebook