Madaxweynaha Puntland oo maanta kusoo laabanaya Garoowe

Madaxweynaha Puntland Dr. Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta dib ugu soo laabanaya magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntland, kaddib socdaal muddo uu qaaday oo uu ku tagay, Magaalooyinka Muqdisho, Kismaayo iyo dalalka Kenya iyo Imaaraadka Carabta.

Soo laabashada Madaxweyne Deni ayaa kusoo beegmaysa Xilli xiisad siyaasadeed ay dhowaanahan ka dhex jirtay Madaxtooyadda Puntland iyo Baarlamaanka, taas oo salka ku heysa Wax-ka-bedelka Xeer hoosaadka Golaha Wakiillada Puntland.

Idilnews