VIDEO: Boqor Burhaan iyo Isimo kale oo ka qeybgalay caleema-saarka Garaad Maxamed (Sawirro)

Boqorka Guud ee Beelaha Daarood Boqor Burhaan Boqor Muuse, iyo Qaar kamid Isimada dhaqanka Soomaalida ayaa maanta ka qeybgalay Xaflada caleemo saarka Garaad Beesha ‘Guleed Garaad’ Garaad Maxamed Garaad Abshir Salaax oo ka dhacday deegaanka Widh-Widh oo ka tirsan magaalada Buuhoodle ee xarunta Gobalka Cayn.

About the Author

Jibril Qoobey
(ISBITALKA )GMC- HOSPITAL DHAGACADE. Kabilowdey Qaliimo losamenayo Qaar Kamidah Ciidanka ku Xaraysan Xerada General Carays ee Deegaanka Godod. Qaliinada Losamenayo Ciidanka waxa iska Kashanaya Musharax Duqa Dagmada Galkacyo Cawil Cabdile iyo (ISBITALKA )GMC- HOSPITAL. DHAGACADE. Waxa Qaliinada Fulinaya .Dhaqatirta kala Ah. DR Maizid iyo DR Cabdale Horeeye. Qaliinadan manta kabilowdey Isbitalka GMC HOSPITAL DHAGACADE . Waxa Goobjoog ka ahaa musharax Duqa Dagmada gaalkacyo mudane Cawil Cabdile iyo sido kale Taliyaha Ciidanka Darawiishta gobolada mudug iyo Ceyn ee Puntland mudane Sharmake shiikh doon iyo . Agasimaha Isbitaalka GMC- mudane Maxamed Cabdirisaaq warsame iyo masuuliyen kale.