Guddiga xalinta khilaafaadka oo soo saaray shuruudaha cabashooyinka Aqalka Sare (Akhriso)

Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka ayaa caawa soo saaray habraaca xalinta khilaafaadka Aqalka Sare ee Baarlmaanka Federaalka iyo shuruudaha cabashooyinka Aqalka Sare.

Doorashada xildhibaanada Aqalka sare ayaa dhawaan la filayaa in ay ka dhacdo magaalooyinka dalka gaar ahaana Dowlad Goboleedka Jubbaland.