Madaxweynaha Puntland oo magacaabay Guddiga qaban-qaabada xuska 1-da August

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa magacaabay guddiga qaban-qaabada iyo diyaarinta xaflada xuska maalinta 1-da August 2021, kuwaasi oo kala ah:

  1. Xasan Shire Cabdi Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda (Guddoomiye)
  2. Cabdisamed Maxamed Gallan Wasiirka Wasaaradda Amniga iyo DDR-ta (Xubin)
  3. Aamino Cismaan Jaamac Wasiirka Wasaaradda Haweenka (Xubin)
  4. Jaamac Faarax Muuse Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha (Xubin)
  5. Cabdisalaan Siciid Faarax Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta (Xubin)
  6. Cabdi Xasan Xuseen Taliyaha Ciidanka Booliska (Xubin)
  7. Maxamed Cabdirashiid Cali Agaasimaha Guud Madaxtooyada (Xubin)

DHAMMAAD