Koonfur Galbeed oo magacowday Guddiga Doorashada Aqalka Sare

Guddoomiyaha golaha wakiilada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa maanta magacaabay guddi katirsan golaha wakiilada oo ka shaqeyn doona qabashada xildhibaanada Aqalka sare.

Guddiga la magacaay ayaa ka kooban 11 xubnood oo katirsan golaha wakiilada Koonfur Galbeed.