Madaxweyne Deni oo u socdaalay magaalada Boosaaso

Madaxweynaha Puntland H.E Said Abdullahi Deni, ayaa u amba-baxay magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland.

Socdaalka Madaxweyne Deni ayaa la xariira Tababar uu u soo xirayo cutubyo kamid ah Ciidammada PMPF Puntland, kuwaas oo tababar ugu soo dhamaaday xerada Ciidanka ee duleedka magaalada Boosaaso.

Idilnews