Rag geystay kufsi wadareed oo lagu Maxkamadeynayo deegaanada Puntland (VIDEO)

Maxkamada darajada 1-aad ee Degmada Caluula ayaa maantay soo gaba gabaysay Kiis Kufsi Wadareed ah oo ay maxkamadu dhagaystay 24, Bishan July, kaas oo lagula kacay Dhibane ZamZam Saalax Muuse.