Ra’iisul Wasaare Rooble iyo Wafti uu hoggaaminayo oo u amba-baxay Dalka UK (VIDEO)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xil-gaarsinta ah ee DFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo Wefdi uu hoggaaminayo ayaa u ambabaxay magaalada London ee dalka Ingiriiska, halkaas oo uu uga qeyb galayo Shirka Caalamiga ah ee sara u qaadista tayada waxbarashada carruurta.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa inta uu joogo UK waxa uu kulamo doceedyo la yeelan doonaa Ra’iisul Wasaaraha UK Boris Johnso, iyo Madax kale.

Idilnews