Wasaaradda Maaliyadda Puntland iyo Ganacsatada oo heshiis gaaray (VIDEO)

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland, Hasan Abgaal oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Garoowe ayaa ka warbixiyay kulamo looga hadlayay Hormarinta Maaliyadda Puntland, oo ay qeyb ka ahaayeen Ganacsatada badeecooyinka kala soo degta Deegaanada Puntland.

Idilnews