Baarlamaanka Hirshabelle oo sabab yaab leh u diiday qabashada doorashada Aqalka Sare

Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabelle C/xakiim Luqmaan ayaa la sheegay inuu hakiyay Magacaabida Xubnaha Guddiga qabanaya doorashada Aqalka Sare.

Ilo ku dhow dhow Xafiiska Guddoomiyaha Baarlamaanka ayaa sheegaya in sababaha uu u hakiyay ay la xiriirto Baasaboorka Diblomaasiga oo loo diiday Xildhibaanada Baarlamaanka Hirshabelle.

Idilnews