VIDEO: Cudurka COVID-19 oo si xawli ah ugu faafaya magaalada Qardho

Maamulka Gobolka Karkaar iyo Kan degmada Qardho ayaa ka hadlay halista Xanuunka Covid-19, kaas oo si xawli ah u faafaya.