Xasan Sheekh iyo James Swan oo ka wada-hadlay hirgalinta Doorashooyinka

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Hassan Sheikh Mohamud ayaa kulan kula qaatay magaaladda Muqdisho Safiirka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya James Swan.

Kulanka Labada masuul ayaa looga hadlay dadaallada lagu xaqiijinayo hirgelinta doorashooyinka iyo kaalinta beesha caalamka ee kaalmeynta hay’adaha ku howlan.

Idilnews