Akhriso: Jadwalka Isku aadka Tartanka 8-aad ee kooxaha Gobalada Puntland

Xiriirka Kubbada cagta Puntland ayaa soo saaray Jadwalka Isku aadka Guud ee Tartanka 8-aad ee kooxaha kubadda cagta Gobalada Puntland.