Booliska Jubbaland oo baaq u diray Shacabka magaalada Kismaayo (VIDEO)

Af-hayeenka Ciidanka Booliska Jubbaland G/Dhexe Jaamac Axmed Xasan, ayaa ayaa ugu baaqay Shacabka inay kala shaqeeyaan Ciidammada sugida Amniga.