Farataag oo mar kale loo doortay xubinimada Aqalka Sare

Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) ayaa mar kale loo doortay Senatarnimada Aqalka Sare, isagoo ku guuleystay 71 cod, iyadoo Musharaxii la tartamayay uu tanaasulay.

Waa Sanatarkii labaad ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka 11aad oo maanta lagu doortay magaaladda Kismaayo.

Idilnews