Maamulka Gobalka Mudug oo baaq ku aadan Amniga u diray Shacabka (VIDEO)

Guddoomiye kuxigeenka 2-aad ee Gobalka Mudug Maxamed Xasan Xuseen, ayaa ka warbixiyay xaalada Amni ee Gobalka Mudug, isagoona ugu baaqay Shacabka inay ka qeyb qaataan sugida Amniga.