Sidee u dhacday doorashada xubnaha Aqalka Sare ee magaalada Kismaayo ? (VIDEO)

Xildhibaanadii ugu horeeyay ee Baarlamaanka 11-aad ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu doortay magaalada Kismaayo, kuwaas oo Jubbaland ku matali doona Golaha Aqalka Sare.