VIDEO: Axmed Karaash oo guddi Wasiiro ah u saaray colaada deegaanka Sanjabshe (Sawirro)

Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa Shir-Guddoomiyay Shirka Golaha Wasiirada oo todobaadkan looga hadlay Amniga, Colaada Saax-maygaag, Xuska 1-da August, Ciyaaraha Gobollada Puntland iyo Kastam Tuurdibi.

Shirka Golaha Wasiirada ayaa diirada lagu saaray Colaada deegaanka Saax-maygaag iyo Sanjabshe, waxaana Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland uu guddi heer Wasiir ah u saaray xallinta Colaadaasi.

Idilnews