Booliska degmadda Bursaalax oo la wareegay gaari cusub (VIDEO)

Booliska Degmadda Bursaalax ee Gobalka Mudug ayaa la wareegay gaari Brobox ah, kaas oo Boolisku u adeegsan doonaan howlgaladooda, waxaana ugu deeqay Ururka Badbaado Development Fondution.

Sidoo kale, Ururka Badbaado Development ayaa ballanqaaday inay bixinayaan mushaarka 5 Askari oo cusub, kuwaas oo lagu xoojin doono Booliska Degmadda Bursaalax.