Dab xooggan ayaa qabsaday Warshada Isbuunyada Tabaarak ee magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntland, taas oo ku taalla bartamaha magaalada.
Gaadiidka Dab-damiska ayaa wada dadaalo lagu daminayo Warshada, waxaana Ciidammada Booliska ay xireen waddooyinka soo gala Warshada.
Idilnews