Fanaanada Farxiyo Fiska oo lagu soo dhaweeyay magaaladda Garoowe (VIDEO)

Fanaanada Soomaaliyeed ee Farxiyo Fiska, oo ka qeybgalaysa xuska 1-da August oo ku beegan 23 sanno-guuradii kasoo wareegtay Aas-aaskii Puntland ayaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha magaaladda Garoowe ee caasimadda Puntland.