Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo soo saaray liiska tartamayaasha Aqalka Sare (Akhriso)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa soo saaray liiska Tartamiyaasha Aqalka Sare Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.