Shacabka Gaalkacyo ka hadlay dareenkooda ku aadan xuska 1-da August (VIDEO)

Shacabka magaaladda Gaalkacyo ee xarunta Gobalka Mudug ayaa hambalyo ku aadan xuska 1-da August u diray guud ahaan Shacabka Puntland iyo Madaxda, iyagoona sidoo kale cabiray dareenkooda ku aadan maalintan.